Ma Is Weeydiisay Sababta `Sakaraatul-Mowdka Qofka uga soo bilaawday xaga Qeeybaha Hoose lugaha uguna dhamaadaa qeybta sare Ee jirka ilaa madaxa.?
`Waxaa la Wariyay `Xikmadda Aayadan
ูุงู ุชุนุงูู؛ (ููุง ุงุฐุง ุจูุบุช ุงูุชุฑุงูู ูููู ู ู ุฑุงู ูุธู ุงูู ุงููุฑุงู، ูุงูุชูุช ุงูุณุงู ุจุงุงูุณุงู..)
`Miskiin Miyaad Ogtahay Sababta
Malakul-Mowd Qaadida ruuxdada uga soo bilaabaa Xaga hoose Ee jirkaaga Uguna dhameeyo xaga sare Ee jirka madaxa.
`Hadaad ogaan laheed Ujeedka laga leeyahay Arrinkaa `Wax kasto Ood hadda gacanta ku heyso Waad tuuri laheed.๐ฅ
`Waxaad maanta ka dib go`aansan laheed in aad cibaadada kaliya u go`do.
Danbiyadii Aad hore u gashayna waad ka towbad keeni laheed.
`Markii la Amro Malakul-mowd in uu Ruuxdaada soo qaado Wuxuu soo saarista ruuxdaada ka soo bilaaba Xagga qeeybahaada hoose.
`Sababta Ama Xikmada ka danbeeyso waa in aadan ka cararain ama Aadan ka argagaxin Waxa Aad la kulmi doonto waayo hore uma aadan arkin.๐ฅ iyo dhibaatada Sakaaratul Mowdka Uu leeyahay Ood la kulmi doonto.
`Waa maalin aad kugu adag waa maalinta qof Walba sugeeyso Allaah noo fududeeyo.
Waxa ugu danbeeyo uu kaa qaadayo malakul mowd wa aragaaga
`Si aad u aragto waxa kugu dhacayo Ee dhibaato .
Xaggee ayaad U carari kartaa miskiin.
ูุงู ุชุนุงูู؛ (ููุฏ ููุช ูู ุบููุฉ ู ู ูุฐุง ููุดููุง ุนูู ุบุทุงุฆู ูุจุตุฑู ููู ุงูุญุฏูุฏ.).
`Khaatumada Allaah noo hagaajiyo
`Sakaraatka allaah noo fududeeyo
`Haddii aad dhameysay aqriska Haka gudbin adigoon Rasuulka csw ku sallinin
. Ka dib Share garee wll.
FG . sideed uargtaa qormadaan adiga aqrin heyso๐ญ๐ญ
WQ mohammed tusbaxle
Comments
Post a Comment
Sharaf ayaa leedahay