Qofka oo dhaqan ka dhigta aqriska. Maadama barnamijkan ugu talagalnay in qofka aqoontiisa ,garadkiisa iyo garashadiisa iyo aadaabtiisa uu ku kobciyo ayuu aqriska wuxuu yahay kan usahlaya dhamaantood. Aqriska muhiimadiisa waxeynu ka garaneyna qur'aanka kariimka (aayadii ugu horeysay ee nabiga scw kusoo dagta macnahedu waxey aheyd "aqri")halkas waxeynu ka garaneyna aqriska muhiimada uu u leyahay bini aadamka gaar ahaan anaga oo islaam ah. Aqriska waa sheeyga ka shaqeysiiya maskaxda sida caadiga ah jirka qofka wuxuu ubahanyahay jimicsi si jir caafimad qaba loo helo sidaa si lamid maskaxdu waxey ubaahantahay Aqris si maskax caafimaad qabta loo helo. xaqiiq ahan aqriska qofka wuxuu siinaya inuu dhex mushaaxo waqti aanu nooleeyn isagu iyo meel aanu ku nooleeyn. 𝐀𝐡𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐪𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 Aqriska qofka waxey ka caawineysa in uu caadooyin iyo dhaqamo kala kedisan iyo xadaarado hore inuu barto aqriska ayaa usuuro gelinaya i...
Aqriska muhiimadiisa waxeynu ka garaneyna qur'aanka kariimka (aayadii ugu horeysay ee nabiga scw kusoo dagta macnahedu waxey aheyd "aqri")halkas waxeynu ka garaneyna aqriska muhiimada uu u leyahay bini aadamka gaar ahaan anaga oo islaam ah.
Aqriska waa sheeyga ka shaqeysiiya maskaxda sida caadiga ah jirka qofka wuxuu ubahanyahay jimicsi si jir caafimad qaba loo helo sidaa si lamid maskaxdu waxey ubaahantahay Aqris si maskax caafimaad qabta loo helo.
xaqiiq ahan aqriska qofka wuxuu siinaya inuu dhex mushaaxo waqti aanu nooleeyn isagu iyo meel aanu ku nooleeyn.
Aqriska qofka waxey ka caawineysa in uu caadooyin iyo dhaqamo kala kedisan iyo xadaarado hore inuu barto aqriska ayaa usuuro gelinaya intaasba.
Aqriska wuxuu ka caawinaya in aad hal abuur latimaadid , wuxuu kaloo ka cawinaya ina gudaha u gashid xikmado , afkaar , iyo ujeedoyin umadeed
aqriska wuxuu kobcinaya luqadaada , qaabka u doodeysid, iyo hababka kala duwan ee aad u hadleeysid.,sidokale wuxu kala dagalamaya stresska ama diiqada oo aqriska marka wax wanagsan aqrineysid waxaa ka heleysaa degenansho.
𝗊𝗈𝗋𝖺𝖺𝗅 𝗄𝗎𝗆𝖺 𝗌𝗈𝗈 𝗄𝗈𝗈𝖻𝗂 𝗄𝖺𝗋𝗇𝗈 𝗐𝖺𝗑 𝖺𝗊𝗋𝗂𝗌𝗄𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝖿𝖺𝖺𝗂𝖽𝖺𝖽𝗂𝗂𝗌𝖺 .
Comments
Post a Comment
Sharaf ayaa leedahay