Kama xishoonayo inaan ku iraahdo/dhaho waan ku jeclahay , ❤ is kalamana Wayni Qirashada Jacaylkaaga . sababtuna Waa inaan Haweenba Adi Kaa Doortay , 🙏 inaan ku raali geliyo haduu qalad Dhexdeena Imaad waa Waajib raganimo oo ani i saaran , 👤 quruxdaada Ay ku lamaan tahay diinta Iyo dadnimadu waa sababta aan u go’aansaday in aan nolol kula wadaago. . Dumarkana Kaligaa Kaaga doortay ❤
Waxkastoo quruxoon oo Noolle Cajab Galiya Alle Waa Kuu dhaliyay . Waana Ta Keentay Inaan Ku Jeclaado kuna Iraahdo Agtaadan Taagnahay Goor Kaste oo baahi timaado farxad iyo Murug Labadaba . 🙏❤
Waan Ogahay Qalbigu waa halka Laga go,aamiyo Nacaybka Iyo Jacaylka . Waana Xubinta Kala Saarta Wanaaga Iyo Xumaanta .🔛
Ogolaanshaha Nafsadeed waxa maamula Qalbiga . qalbigaas baa ku le waan ku jeclahay
Waa Fariin Qof kasto wax jecel La wadaagi lahaa qofkiisa . ❤❤
Soo #Mention Garee Qof kugu qaaliya oo aad fariintan la wadaagi lahayd
Share + Like 👤
W/Q mohammed tusbaxle
Comments
Post a Comment
Sharaf ayaa leedahay