Skip to main content

akhrisku wuxuu kobciyaa maskaxda bani aadamka

FAAIDOOYINKA UU WAX AQRISKU LEEYAAHY

  Qofka oo dhaqan ka dhigta aqriska. Maadama barnamijkan ugu talagalnay in qofka aqoontiisa ,garadkiisa iyo garashadiisa iyo aadaabtiisa uu ku kobciyo ayuu aqriska wuxuu yahay kan usahlaya dhamaantood.  Aqriska muhiimadiisa waxeynu ka garaneyna qur'aanka kariimka (aayadii ugu horeysay ee nabiga scw kusoo dagta macnahedu waxey aheyd "aqri")halkas waxeynu ka garaneyna aqriska muhiimada uu u leyahay bini aadamka gaar ahaan anaga oo islaam ah.   Aqriska waa sheeyga ka shaqeysiiya maskaxda sida caadiga ah jirka qofka wuxuu ubahanyahay jimicsi si jir caafimad qaba loo helo sidaa si lamid maskaxdu waxey ubaahantahay Aqris si maskax caafimaad qabta loo helo.  xaqiiq ahan aqriska qofka wuxuu siinaya inuu dhex mushaaxo waqti aanu nooleeyn isagu iyo meel aanu ku nooleeyn.   𝐀𝐡𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐪𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚  Aqriska qofka waxey ka caawineysa in uu caadooyin iyo dhaqamo kala kedisan iyo xadaarado hore inuu barto aqriska ayaa usuuro gelinaya i...

Disclaimar Genarator

 

Disclaimer for Mohaabdirahman

If you require any more information or have any questions about our site's disclaimer, please feel free to contact us by email at Moha78269@gmail.com. Our Disclaimer was generated with the help of the Free Disclaimer Generator.

Disclaimers for Mohaabdirahman

All the information on this website - https://mohaabdirahman.blogspot.com - is published in good faith and for general information purpose only. Mohaabdirahman does not make any warranties about the completeness, reliability and accuracy of this information. Any action you take upon the information you find on this website (Mohaabdirahman), is strictly at your own risk. Mohaabdirahman will not be liable for any losses and/or damages in connection with the use of our website.

From our website, you can visit other websites by following hyperlinks to such external sites. While we strive to provide only quality links to useful and ethical websites, we have no control over the content and nature of these sites. These links to other websites do not imply a recommendation for all the content found on these sites. Site owners and content may change without notice and may occur before we have the opportunity to remove a link which may have gone 'bad'.

Please be also aware that when you leave our website, other sites may have different privacy policies and terms which are beyond our control. Please be sure to check the Privacy Policies of these sites as well as their "Terms of Service" before engaging in any business or uploading any information.

Consent

By using our website, you hereby consent to our disclaimer and agree to its terms.

Update

Should we update, amend or make any changes to this document, those changes will be prominently posted here.

Comments

Popular posts from this blog

❤❤ Fariin Jacayl ❤❤

https://www.facebook.com/mohamed.tusbaxle.3?mibextid=ZbWKwL   Kama xishoonayo inaan ku iraahdo/dhaho waan ku jeclahay , ❤ is kalamana Wayni Qirashada Jacaylkaaga . sababtuna Waa inaan Haweenba Adi Kaa Doortay , 🙏  inaan ku raali geliyo haduu qalad Dhexdeena Imaad waa Waajib raganimo oo ani i saaran , 👤 quruxdaada Ay ku lamaan tahay diinta Iyo dadnimadu  waa sababta aan u go’aansaday in aan nolol kula wadaago. . Dumarkana Kaligaa Kaaga doortay ❤ Waxkastoo quruxoon oo Noolle Cajab Galiya Alle Waa Kuu dhaliyay .  Waana Ta Keentay Inaan Ku Jeclaado kuna Iraahdo Agtaadan Taagnahay Goor Kaste oo baahi timaado farxad iyo Murug Labadaba . 🙏❤ Waan Ogahay Qalbigu waa halka Laga go,aamiyo Nacaybka Iyo Jacaylka . Waana Xubinta Kala Saarta Wanaaga Iyo Xumaanta .🔛 Ogolaanshaha Nafsadeed waxa maamula Qalbiga . qalbigaas baa ku le waan ku jeclahay  Waa Fariin Qof kasto wax jecel La wadaagi lahaa qofkiisa .  ❤❤ Soo #Mention Garee Qof kugu qaaliya oo aad fariintan la wad...

Xikmado+qosol+diin:👇

1. Dadku way is diidsiiyaan xaqiiqda ,fadeexadna wey u dhintaan. 2.Sugitaanka ugu adagi waa inaad sugto waxaan soo socon. 3.Ninow mushkilad maaha hadaad foolxuntay ama aad xunteyba kaliya diyaarso hanti, dumarku iyagaaba ku odhan"wuxuu leeyahay hadh qurux badan"mugabi- bushawi   4.Qof ixtiraam badan hadaad aragto,garo wuxuu ku leeyahay "waxaan lahaa waalid fiican" 5.Wey Salaaman yihiin asxaabta aanay badalin duruufuhu. 6.Shay kasta markaad usoo dhawaato wuu weynaada,halka dadka qaar ay yaraadan caqligoodu markaad usoo dhawaato. 7. Ninyow fadlan sxb guurso gabadh wax karin taqaan waayo quruxda iyo jaceyl wey dhamaadan ,se gaajadu wali wey jiraysaa intaad nooshey"mugabe. 8. Noloshu waa sida bada si aad ugu noolaato waa inaad heystaa doonta samirka. 9.Fadlan hadii inanka aad la sheekaysataa kusoo waco habeenkii oo kaliya, kaasi nin maaha waa kaneeco,ileen iyaduunbaa mugdiga qadhaabata"mugabi 10. Waan ogahay in lagu khiyaami ,waliba dhan lagaawada mari, samir ...

Fikirada qaldan ee ku curyaaminaya

Qaybtii 1aad  Ma samayn karo waxaas iyo waxaas, "Aad baan u illowsanahay-, jaamacad kama bixi karo- iwm waa fikrado ku curyaaminaya oo kaa celinaya inaad ku tallaabsato waxyaalaha ay naftaadu doonayso inay gaadho. waxay kaa dhigtaa inaadan waxba qaban karin, taasina waa fikir xun oo xun, maskaxda caafimaadka qabtaa waa inaad naftaada u sheegto inaad samayn karto wax kasta oo aad maskaxdaada geliso, tusaale ahaan, waxaad tahay 20 jir oo aad rabto inaad sameyso. aad kulliyadda, laba fikradood ayaa maskaxdaada ku soo dhacaya: "Waan ka bixi karaa kulliyadda; oo kama bixi karo kulliyadda." Bal eeg! Labada fikradoodba waxay u maleeyaan wax aan weli la gaarin sababtoo ah ka bixida kulliyadda waxay ku xiran tahay buuxinta shuruudaha kulliyadda........... Qaybtii 2aad...,