Tilmaamaha Lagu Garto Qofka Guul Dareystay Ama Inaa
d Adiga Tahay Ruux Guul Dareysatay Waxaa Ka Mid Ah::
-Inaad Maqasho Adinka (Aaddanka Salaada) Misana Aadan Salaada u Kicin..
-Inay Salaada Subax Kaa Tagto Haddana Aadan Dareemin Culeys Iyo Murug Darteed.
-In Hareerahaga Lagu Aqriyo Quranka Hadana uusan Qalbigaga Jileec (Qushuuc) Dareemin..
-Inaad Naftada Ka Wayso Wanaag Misana Arinkaas Culeyskiisa uusan Ku Sameyn..
-Inaad Saaxiib Wanagsan Nolasha Ku Hesho Hadana Aadan Ka Faa Idaysan Wanagiisa.
-Inaad Dambi Gasho Hadana Aadan Ka Shaleynin (Qoomameyn) Dambiga Aad Gashay Allaahna uga Towbadkeenin Xumaanta..
-Inaadan Alle Xasuusan Inta Caafimad Qabto oo Markaad Xanuunsato Tiraahdo Quran i Saara Inta Kale oo Dhana Iska Nooshahay.
-Inaadan Laheen Xili Adiga kuu Qaas Ah oo Aad Cibaadaysato Qurankana Aqrisato..
-Inaad Tahay Ruux Dhalin Yaro Ah Hadana Aan Ka Faa'Idaysan Dhalin Yaro Nimadiisa.
-Inaad Tahay Ruux Da' Ah Haddana Dhex Taagan Xumaan Samaantana Aan Aqoon.
-Inay Waalidka kuu Nool Yihiin Hadana Aadan Xasuusan Wanaagooda Adigo Caafimad Qabo.
>Calaamadaha Iyo Kuwa Kale oo Badan Alle Hanaga Haayo, Waa Calamadaha Tilmaamaha u Ah Inaa ku dul Socotid dhabihii Guul Darada.
W.Q:: eng mohammed tusbaxle
m.a waa nadhiirigalisy pwe
ReplyDelete