Skip to main content

akhrisku wuxuu kobciyaa maskaxda bani aadamka

FAAIDOOYINKA UU WAX AQRISKU LEEYAAHY

  Qofka oo dhaqan ka dhigta aqriska. Maadama barnamijkan ugu talagalnay in qofka aqoontiisa ,garadkiisa iyo garashadiisa iyo aadaabtiisa uu ku kobciyo ayuu aqriska wuxuu yahay kan usahlaya dhamaantood.  Aqriska muhiimadiisa waxeynu ka garaneyna qur'aanka kariimka (aayadii ugu horeysay ee nabiga scw kusoo dagta macnahedu waxey aheyd "aqri")halkas waxeynu ka garaneyna aqriska muhiimada uu u leyahay bini aadamka gaar ahaan anaga oo islaam ah.   Aqriska waa sheeyga ka shaqeysiiya maskaxda sida caadiga ah jirka qofka wuxuu ubahanyahay jimicsi si jir caafimad qaba loo helo sidaa si lamid maskaxdu waxey ubaahantahay Aqris si maskax caafimaad qabta loo helo.  xaqiiq ahan aqriska qofka wuxuu siinaya inuu dhex mushaaxo waqti aanu nooleeyn isagu iyo meel aanu ku nooleeyn.   π€π‘π¦π’π²πšππš 𝐞𝐞 π₯𝐞𝐞𝐝𝐚𝐑𝐚𝐲 𝐚πͺ𝐫𝐒𝐬𝐀𝐚  Aqriska qofka waxey ka caawineysa in uu caadooyin iyo dhaqamo kala kedisan iyo xadaarado hore inuu barto aqriska ayaa usuuro gelinaya i...

XIKMADAHA NOLOSHA


Fb.Mohammed tusbaxle
 https://www.facebook.com/profile.php?id=100084504404307

 Halkaan Iska fiiri Hadaad Ku jirto dadkii xikmadaha Soo Qoray✋❤️


Sidaan Horay usheegnay postigii Hore inaan Sooqaadan doono xikmadaha Inta ugu macquulsan hadaba halkaan Iska eeg. 


1: "Kahor intadan dadka ixtiraamin naftada ixtiraam " -@Bashiir qorane


2: Noloshu caqabado kama marna, marka caqabada nolosha haku noqdaan fursado aad naftaada kor ugu qaado, xiriirka Allah wanaaji, aduunkana yuusan ku ilowsin aakhiro✊  Salah AI 


3: Xaqa hadaadan ka shaqaynaynin Baadilka ha usacabo Tumin waligaa" -  @abdi isma'il abdi shucba


4:Amaantu yey ku hodin canaantuna yey ku dumin - Mumtaz Yusuf 


5:Nolosha Adduunka wax joogto ah  majiraan xitaa intaa noolaneyno wee xadidanthyπŸ€—πŸ€žπŸΌ - Shamso Mahad 


6: "Bal hadal aan ku sheego waxaad tahay" - Akram Sheikh Mustafa 


7: Walwalku waa sida adigo bixinayaa dayn aan lagugu lahayn oo kalete. - Haldoor CK 


8:Wax waliba uma dhici doonaan sidaad qorsheysay ee sida Alle rabo ayay u dhacayaan si kastood u dadaashid, Alle marwalba wuxuu kula doonayaa sida ugu fiican ee ha karhin haday arrimuhu isugu kaa toosi waayeen waxa soo socda jidkii guushee, hana ka caajisin inaad isku dayga wado. - Daganta Rer Dholawa Dholawaa 


8: Intaad noqon la yaqaan Kahor noqo wax yaqaan" - Bro Zayn 


9: Haisku dayyin inaad rapigaaa ka careeysiiso adoo bini Adam raali Gali isleh - Fatuush Bintu Adam 


10: Tagtadaadu yaanay Ku murug galin, Ka qaado wixii cashara .

Taaganta Ka faa,idayso. Allana talo saaro. - Hamse Jamac 


11: Sirta farxaddu waa in aad markasta male wanaagsan ka fisho kan noloshaada leh ee u qaybiya irsaaqada sida u doono - Jokaria Moha 


12: Hantidaada ugu wayn waa wixii aad taqaano, halistaada ugu wayna waa wixii aadan aqoonin. Mohammet Saed 


13: Inaad kufto ceeb ma ah, balse waxaa ceeb ah Inaad dhulka sii fiifto. - Abdiasiis Isack Hussein 


14: <Kaliya waxay rabaan inay fahmaan ayumey fahmaan. - Fatha Mohmed Hasen 


15: jidhka Waxaa lasiiya cunto maskaxdana xikmadaha"


F.g Qof kastaba Hal Xikmad ha soo Qoro. Waan ku soo bandhigayna.nl

Comments

Popular posts from this blog

❤❤ Fariin Jacayl ❤❤

https://www.facebook.com/mohamed.tusbaxle.3?mibextid=ZbWKwL   Kama xishoonayo inaan ku iraahdo/dhaho waan ku jeclahay , ❤ is kalamana Wayni Qirashada Jacaylkaaga . sababtuna Waa inaan Haweenba Adi Kaa Doortay , πŸ™  inaan ku raali geliyo haduu qalad Dhexdeena Imaad waa Waajib raganimo oo ani i saaran , πŸ‘€ quruxdaada Ay ku lamaan tahay diinta Iyo dadnimadu  waa sababta aan u go’aansaday in aan nolol kula wadaago. . Dumarkana Kaligaa Kaaga doortay ❤ Waxkastoo quruxoon oo Noolle Cajab Galiya Alle Waa Kuu dhaliyay .  Waana Ta Keentay Inaan Ku Jeclaado kuna Iraahdo Agtaadan Taagnahay Goor Kaste oo baahi timaado farxad iyo Murug Labadaba . πŸ™❤ Waan Ogahay Qalbigu waa halka Laga go,aamiyo Nacaybka Iyo Jacaylka . Waana Xubinta Kala Saarta Wanaaga Iyo Xumaanta .πŸ”› Ogolaanshaha Nafsadeed waxa maamula Qalbiga . qalbigaas baa ku le waan ku jeclahay  Waa Fariin Qof kasto wax jecel La wadaagi lahaa qofkiisa .  ❤❤ Soo #Mention Garee Qof kugu qaaliya oo aad fariintan la wad...

Xikmado+qosol+diin:πŸ‘‡

1. Dadku way is diidsiiyaan xaqiiqda ,fadeexadna wey u dhintaan. 2.Sugitaanka ugu adagi waa inaad sugto waxaan soo socon. 3.Ninow mushkilad maaha hadaad foolxuntay ama aad xunteyba kaliya diyaarso hanti, dumarku iyagaaba ku odhan"wuxuu leeyahay hadh qurux badan"mugabi- bushawi   4.Qof ixtiraam badan hadaad aragto,garo wuxuu ku leeyahay "waxaan lahaa waalid fiican" 5.Wey Salaaman yihiin asxaabta aanay badalin duruufuhu. 6.Shay kasta markaad usoo dhawaato wuu weynaada,halka dadka qaar ay yaraadan caqligoodu markaad usoo dhawaato. 7. Ninyow fadlan sxb guurso gabadh wax karin taqaan waayo quruxda iyo jaceyl wey dhamaadan ,se gaajadu wali wey jiraysaa intaad nooshey"mugabe. 8. Noloshu waa sida bada si aad ugu noolaato waa inaad heystaa doonta samirka. 9.Fadlan hadii inanka aad la sheekaysataa kusoo waco habeenkii oo kaliya, kaasi nin maaha waa kaneeco,ileen iyaduunbaa mugdiga qadhaabata"mugabi 10. Waan ogahay in lagu khiyaami ,waliba dhan lagaawada mari, samir ...

Fikirada qaldan ee ku curyaaminaya

Qaybtii 1aad  Ma samayn karo waxaas iyo waxaas, "Aad baan u illowsanahay-, jaamacad kama bixi karo- iwm waa fikrado ku curyaaminaya oo kaa celinaya inaad ku tallaabsato waxyaalaha ay naftaadu doonayso inay gaadho. waxay kaa dhigtaa inaadan waxba qaban karin, taasina waa fikir xun oo xun, maskaxda caafimaadka qabtaa waa inaad naftaada u sheegto inaad samayn karto wax kasta oo aad maskaxdaada geliso, tusaale ahaan, waxaad tahay 20 jir oo aad rabto inaad sameyso. aad kulliyadda, laba fikradood ayaa maskaxdaada ku soo dhacaya: "Waan ka bixi karaa kulliyadda; oo kama bixi karo kulliyadda." Bal eeg! Labada fikradoodba waxay u maleeyaan wax aan weli la gaarin sababtoo ah ka bixida kulliyadda waxay ku xiran tahay buuxinta shuruudaha kulliyadda........... Qaybtii 2aad...,