Qofka oo dhaqan ka dhigta aqriska. Maadama barnamijkan ugu talagalnay in qofka aqoontiisa ,garadkiisa iyo garashadiisa iyo aadaabtiisa uu ku kobciyo ayuu aqriska wuxuu yahay kan usahlaya dhamaantood. Aqriska muhiimadiisa waxeynu ka garaneyna qur'aanka kariimka (aayadii ugu horeysay ee nabiga scw kusoo dagta macnahedu waxey aheyd "aqri")halkas waxeynu ka garaneyna aqriska muhiimada uu u leyahay bini aadamka gaar ahaan anaga oo islaam ah. Aqriska waa sheeyga ka shaqeysiiya maskaxda sida caadiga ah jirka qofka wuxuu ubahanyahay jimicsi si jir caafimad qaba loo helo sidaa si lamid maskaxdu waxey ubaahantahay Aqris si maskax caafimaad qabta loo helo. xaqiiq ahan aqriska qofka wuxuu siinaya inuu dhex mushaaxo waqti aanu nooleeyn isagu iyo meel aanu ku nooleeyn. 𝐀𝐡𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐪𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 Aqriska qofka waxey ka caawineysa in uu caadooyin iyo dhaqamo kala kedisan iyo xadaarado hore inuu barto aqriska ayaa usuuro gelinaya i...
*Ku Guulayso Abaalmarin Gaadhaysa $2000 oo doller, Mobilo Iyo Laptops*
Warqadan waxay u furantay qof kasta oo doonaya inu ka qayb qaato fursada sanadlaha ah ee ay iska kaashadeen shirkada *metko* iyo *tahjiid* oo doonaya inay macaamiishoda wax u celiyaan.
*2022 Waxa la bixiyay hadyadihii abid ugu qaalisanaa kuwaas oo ay ku jireen xataa gawaadhi oo ay ku guulaysteen dhalinyaro somaliyeed*
*Codsiyada tartamayaashu waa bilaabmeen Dadkii Ku qayb qaatay bakhtiyaa nasiibkuna waxay heleen hadiyado qaali ah*
Halkan hoose kaga biir tartanka intuusan xidhmin
http://Mohaabdirahman.blogspot.com
Comments
Post a Comment
Sharaf ayaa leedahay