Qofka oo dhaqan ka dhigta aqriska. Maadama barnamijkan ugu talagalnay in qofka aqoontiisa ,garadkiisa iyo garashadiisa iyo aadaabtiisa uu ku kobciyo ayuu aqriska wuxuu yahay kan usahlaya dhamaantood. Aqriska muhiimadiisa waxeynu ka garaneyna qur'aanka kariimka (aayadii ugu horeysay ee nabiga scw kusoo dagta macnahedu waxey aheyd "aqri")halkas waxeynu ka garaneyna aqriska muhiimada uu u leyahay bini aadamka gaar ahaan anaga oo islaam ah. Aqriska waa sheeyga ka shaqeysiiya maskaxda sida caadiga ah jirka qofka wuxuu ubahanyahay jimicsi si jir caafimad qaba loo helo sidaa si lamid maskaxdu waxey ubaahantahay Aqris si maskax caafimaad qabta loo helo. xaqiiq ahan aqriska qofka wuxuu siinaya inuu dhex mushaaxo waqti aanu nooleeyn isagu iyo meel aanu ku nooleeyn. ππ‘π¦π’π²πππ ππ π₯πππππ‘ππ² ππͺπ«π’π¬π€π Aqriska qofka waxey ka caawineysa in uu caadooyin iyo dhaqamo kala kedisan iyo xadaarado hore inuu barto aqriska ayaa usuuro gelinaya i...
Fb.Mohammed tusbaxle https://www.facebook.com/profile.php?id=100084504404307 Halkaan Iska fiiri Hadaad Ku jirto dadkii xikmadaha Soo Qoray✋❤️ Sidaan Horay usheegnay postigii Hore inaan Sooqaadan doono xikmadaha Inta ugu macquulsan hadaba halkaan Iska eeg. 1: "Kahor intadan dadka ixtiraamin naftada ixtiraam " -@Bashiir qorane 2: Noloshu caqabado kama marna, marka caqabada nolosha haku noqdaan fursado aad naftaada kor ugu qaado, xiriirka Allah wanaaji, aduunkana yuusan ku ilowsin aakhiro✊ Salah AI 3: Xaqa hadaadan ka shaqaynaynin Baadilka ha usacabo Tumin waligaa" - @abdi isma'il abdi shucba 4:Amaantu yey ku hodin canaantuna yey ku dumin - Mumtaz Yusuf 5:Nolosha Adduunka wax joogto ah majiraan xitaa intaa noolaneyno wee xadidanthyπ€π€πΌ - Shamso Mahad 6: "Bal hadal aan ku sheego waxaad tahay" - Akram Sheikh Mustafa 7: Walwalku waa sida adigo bixinayaa dayn aan lagugu lahayn oo kalete. - Haldoor CK 8:Wax waliba uma dhici do...