Qofka oo dhaqan ka dhigta aqriska. Maadama barnamijkan ugu talagalnay in qofka aqoontiisa ,garadkiisa iyo garashadiisa iyo aadaabtiisa uu ku kobciyo ayuu aqriska wuxuu yahay kan usahlaya dhamaantood. Aqriska muhiimadiisa waxeynu ka garaneyna qur'aanka kariimka (aayadii ugu horeysay ee nabiga scw kusoo dagta macnahedu waxey aheyd "aqri")halkas waxeynu ka garaneyna aqriska muhiimada uu u leyahay bini aadamka gaar ahaan anaga oo islaam ah. Aqriska waa sheeyga ka shaqeysiiya maskaxda sida caadiga ah jirka qofka wuxuu ubahanyahay jimicsi si jir caafimad qaba loo helo sidaa si lamid maskaxdu waxey ubaahantahay Aqris si maskax caafimaad qabta loo helo. xaqiiq ahan aqriska qofka wuxuu siinaya inuu dhex mushaaxo waqti aanu nooleeyn isagu iyo meel aanu ku nooleeyn. 𝐀𝐡𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐪𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 Aqriska qofka waxey ka caawineysa in uu caadooyin iyo dhaqamo kala kedisan iyo xadaarado hore inuu barto aqriska ayaa usuuro gelinaya i...
https://www.facebook.com/mohamed.tusbaxle.3?mibextid=ZbWKwL Kama xishoonayo inaan ku iraahdo/dhaho waan ku jeclahay , ❤ is kalamana Wayni Qirashada Jacaylkaaga . sababtuna Waa inaan Haweenba Adi Kaa Doortay , 🙏 inaan ku raali geliyo haduu qalad Dhexdeena Imaad waa Waajib raganimo oo ani i saaran , 👤 quruxdaada Ay ku lamaan tahay diinta Iyo dadnimadu waa sababta aan u go’aansaday in aan nolol kula wadaago. . Dumarkana Kaligaa Kaaga doortay ❤ Waxkastoo quruxoon oo Noolle Cajab Galiya Alle Waa Kuu dhaliyay . Waana Ta Keentay Inaan Ku Jeclaado kuna Iraahdo Agtaadan Taagnahay Goor Kaste oo baahi timaado farxad iyo Murug Labadaba . 🙏❤ Waan Ogahay Qalbigu waa halka Laga go,aamiyo Nacaybka Iyo Jacaylka . Waana Xubinta Kala Saarta Wanaaga Iyo Xumaanta .🔛 Ogolaanshaha Nafsadeed waxa maamula Qalbiga . qalbigaas baa ku le waan ku jeclahay Waa Fariin Qof kasto wax jecel La wadaagi lahaa qofkiisa . ❤❤ Soo #Mention Garee Qof kugu qaaliya oo aad fariintan la wad...