Qofka oo dhaqan ka dhigta aqriska. Maadama barnamijkan ugu talagalnay in qofka aqoontiisa ,garadkiisa iyo garashadiisa iyo aadaabtiisa uu ku kobciyo ayuu aqriska wuxuu yahay kan usahlaya dhamaantood. Aqriska muhiimadiisa waxeynu ka garaneyna qur'aanka kariimka (aayadii ugu horeysay ee nabiga scw kusoo dagta macnahedu waxey aheyd "aqri")halkas waxeynu ka garaneyna aqriska muhiimada uu u leyahay bini aadamka gaar ahaan anaga oo islaam ah. Aqriska waa sheeyga ka shaqeysiiya maskaxda sida caadiga ah jirka qofka wuxuu ubahanyahay jimicsi si jir caafimad qaba loo helo sidaa si lamid maskaxdu waxey ubaahantahay Aqris si maskax caafimaad qabta loo helo. xaqiiq ahan aqriska qofka wuxuu siinaya inuu dhex mushaaxo waqti aanu nooleeyn isagu iyo meel aanu ku nooleeyn. 𝐀𝐡𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐪𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 Aqriska qofka waxey ka caawineysa in uu caadooyin iyo dhaqamo kala kedisan iyo xadaarado hore inuu barto aqriska ayaa usuuro gelinaya i...
1. Dadku way is diidsiiyaan xaqiiqda ,fadeexadna wey u dhintaan. 2.Sugitaanka ugu adagi waa inaad sugto waxaan soo socon. 3.Ninow mushkilad maaha hadaad foolxuntay ama aad xunteyba kaliya diyaarso hanti, dumarku iyagaaba ku odhan"wuxuu leeyahay hadh qurux badan"mugabi- bushawi 4.Qof ixtiraam badan hadaad aragto,garo wuxuu ku leeyahay "waxaan lahaa waalid fiican" 5.Wey Salaaman yihiin asxaabta aanay badalin duruufuhu. 6.Shay kasta markaad usoo dhawaato wuu weynaada,halka dadka qaar ay yaraadan caqligoodu markaad usoo dhawaato. 7. Ninyow fadlan sxb guurso gabadh wax karin taqaan waayo quruxda iyo jaceyl wey dhamaadan ,se gaajadu wali wey jiraysaa intaad nooshey"mugabe. 8. Noloshu waa sida bada si aad ugu noolaato waa inaad heystaa doonta samirka. 9.Fadlan hadii inanka aad la sheekaysataa kusoo waco habeenkii oo kaliya, kaasi nin maaha waa kaneeco,ileen iyaduunbaa mugdiga qadhaabata"mugabi 10. Waan ogahay in lagu khiyaami ,waliba dhan lagaawada mari, samir ...